Jimciyada Al-ixsaan oo War Aad uweyn ka Qoday Buula Fulaay.(Sawiro)

Jimciyada Al-ixsaan Alkhayriyah oo ah Jimciyad Samafal oo Hoos tagta Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Howlo Muhiim u ah Bulshada Ka wada Wilaayada Bay iyo Bakool.

Jimciyada oo ka jawaabaysa Baahida Dadweynaha Ayaa War weyn ka qoday Degmada Buula Fulaay Ee Wilaayaa Bay iyo Bakool.

Mashruucaan ayaa waxaa Si weyn usoo Dhaweeyay Dadka Deegaanka,Waxaana ka Faaideysan doona Dadka Ku Dhaqan Buula Fulaay iyo Nawaaxigeeda.

Ganacsade Qowdhan oo kamid ah Ganacsatada Buula Fulaay ayaa umahadceliyay Mujaahidiinta isagoo sheegay in Magaalada ay fiday islamarkaana haatan ay ku faraxsanyihiin warta La qoday.

Waxa uu Wilaayada ugu Baaqay in Ceel ay ka Qodo Magaalada.

HALKAN KA DHAGEYSO CODKA QOWDHAN

Malaaq Cali Maqane oo kamid ah Waxgaradka Magaalada oo Saxaafada La hadlay ayaa Codkiisa Ku biiriyay inay aad ugu farxeen warta la qoday islamarkaana allaah ay ka baryayaan in roob uu siiyo.

Cid kasta oo ka qeybgashay Mashruuca ayuu Malaaqa umahadceliyay.

HALKAN KA DHAGEYSO CODKA MALAAQA

Waaliga Bay iyo Bakool Sheekh Cabdullaahi Macalim ayaa Allaah kaga mahadceliyay Amniga iyo Barwaaqada Ee sababta unoqday in La qodo Warta.

Waxa uu Ka Warbixiyay Warta iyo ujeedada ka danbeeysa qodisteeda.

HALKAN KA DHAGEYSO KALIMADA WAALIGA.

Hoos Ka Daawo Sawirada.

28-warta

1warta

2-warta

3-warta

4-warta

5-warta

6-warta

7-warta

8-warta

9-warta

10-warta

11-warta

12-warta

14-warta

15-warta

16-warta

17-warta

18-warta

19-warta

20-warta

21-warta

22-warta

23-warta

24-warta

25-warta

26-warta

27-warta

30-warta

31-warta

32-warta

33-warta

34-warta

35-warta

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.