Korneyl Cabdulqaadir “Haddii maxkamad la aadayo waxay ahayd in dhulka NFD la doono”

micDad badan waxay la yaaban yihiin dowladda federaalka ah oo sheegeysa in ay badda qeyb ka mid ah oo Kenya boobeyso ka hor tegeyso iyadoon ka doodeyn dalka iyo dadka soomalaiyeed ee Kenya haysato.

Korneyl cabdulqaadir axmed nuur oo horay uga tirsanaa ciidankii xoogga dalka ayaa wareysi ay la yeelatay idaacadda islaamiga ah ee alfurqaan waxa uu ku sheegay in ay nasiib darro tahay in kenya soomalida soo hunguryeyso.

Cabdulqaadir waxa uu dhaliilay siyaasadda dowladda federaalka ah ee la xariirta dacwada badda ee ka socata maxkamadda heeg asigoo yiri “haddii maxkamad la aadayo waxay ahayd in dhulka NFD la doono”.

Wuxuu soomaalida ugu baaqay in ay dagaalamaan si ay xornimo u helaan maadaama dalkooda lagu soo duulay.

Dhageyso Codka Kornayl-Cabdulqaadir-axmed-nuur.

(https://www.juicylucyssteakhouse.com/)

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.