Magaalada Saakow oo Si Weyn Loogu Ciiday.(Sawiro)
Boqolaal Kamid ah Dadweynaha Ku dhaqan Degmada Saakow iyo Mas’uuliyiin katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa si wada jir ah salaada Ciida ugu dukaday Fagaare Ku yaala Bartamaha Magaalada.
Khudbad Ku baxday Luqada Carabiga oo looga hadlay arimo Taagan ayaa salaada Kadib laga soo jeediyay Fagaaraha.
Dadweynaha oo haysta Amni lagu helay hirgalinta shareecada raxmaanka ayaa isugu hanbalyeynayay Munaasabada Ciidul Adxaa.
Caruur Aad ulabisan oo Faraxsan ayaa lagu dhex arkayay wadooyinka.
Salaada Kadib Boqolaal Dagaalyahano aad uhubaysan oo katirsan Xarakada Alshabaab Ayaa Socod ku maray wadooyinka Magaalada iyagoo ku dhawaaqaya Takbiirta waxaana hareer socday qaar kamid ah shacabka Magaalada.
Sawiro Alfurqaan ay kasoo qaaday magaalada Hoos Ka Daawo.
Boqolaal Dagaalyahano oo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo hareeraha ay ka socdeen shacabka ayaa waxa ay socod ku mareen wadooyinka Magaalada Saakow.