Mahrajaan Xiiso Leh oo Lagu Qabtay Degmada Saakow.(Sawiro)
Mahrajaan Xiiso leh oo ay usoo daawasho tageen boqolaal dadweyne ah ayaa Maanta Galinkii Danbe ka dhacay Degmada Saakow ee wilaayada Jubooyinka.
Waxaa Lasoo Bandhigay oo lagu tartamay Orad.tartanka jawaanka.Booditaan,Dhari Jabin iyo Tartamo kale.
Maamulka islaamiga ah oo soo agaasimay Mahrajaankaan ayaa Bixiyay hadiyado la siiyay dadka kaalmaha hore ka galay Tartanka.
Hoos Ka Daawo Sawiro idaacada ay kasoo qaaday Mahrajaanka Saakow.