Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Madow Ee General Goobaale.?(Maqal)

goobaaleNaftii Hure katirsan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo Walxaha Qarxa kasoo Buuxsaday Gaari ayaa Shalay Beegsaday General Maxamed Rooble Jimcaale oo Ku Magac Dheeraa Goobaalka.

Waxa uu ahaa Taliyaha Guutada Sadaxaad Ee Ciidamada Milatariga Dowladda.

Kaalin Firfircoon ayuu ku lahaa dagaalka ay ku jirto Dowladda iyadoo kaashanaysa shisheeye Calooshood ushaqaystayaal ah.

Waxa uu Bulshada Soomaaliyeed Ku Dhex Leeyahay Taariikh Madow.

Korneel Aadan Rufle,Cabdikariim Muuse Casir iyo Xasan Nuur Sabtow oo Dhamaantooda la hadlay idaacadda Alfurqaan ayaa ka hadlay Taariikhda Goobaale.

Dhageyso Taariikhda General Goobaale.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.