Maxamed Xuseen”Xasan Sheekh Xabsi Ayuu Mudanyahay Maxaa Yeelay Hanti Ayuu Dhacay:(Maqal)

AwliyyoMadaxweyne Xasan sheekh ayaa mudadii uu xilka hayay waxa uu ku kacay Musuqmaasuq baahsan waxaana faraha ka baxay Amniga.

Xubno badan oo Dowladda Katirsanaa ayaa la dilay.

Xasan Sheekh ayaa haatan ah Musharax utaagan qabashada xilka madaxtinimada.

Siyaasiyiin shisheeyaha u adeega oo Umadda isaga dhigaya kuwa udamqanaya ayaa weerar afka ku haya Xasan Sheekh.

Maxamed Xuseen Owliyo oo ah Siyaasi udhuun dulleela Arimaha Soomaaliya islamarkaana umadda ku oorkacsada in shisheeyaha uu kasoo horjeedo ayaa Sheegay Xasan Sheekh inuu madanyahay in xabsi la dhigo iskaba daayee in markale la doorto.

Hantida Badan ayuu sheegay inuu Boobay Madaxweyne Xasan Sheekh,

Halkan Ka Dhageyso Codka Maxamed Xuseen Owliyo

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.