Salaamaha Ciida iyo Idaacadda Alfurqaan Ku Dhageyso Dareenka Dadweynaha Degmada Saakow (Dhageyso)
Idaacadda Islaamiga Ah ee Alfurqaan ayaa barnaamij gaar ah ka Diyaarisay dadweynihii ku tukaday Salaada Ciida magaalada Saakow ee Gobolka Jubada
Iyadoo Maanta ay ahayd maalinta koowaad ee Munaasabada Ciidul Adxa ayaa hadana wilaayadka lagu mamulo shareecada Islaamka bulshada kunool waxey si wanaagsan kaga Qeybqaten munaasabada ciidul adxa.
shacabka musliminta kudhaqan degmada saakow rag. dumar. iyo caruur aya ayago kulabisan darees midibo kala duban waxey isugu tageen goob mamulka islaamiaga ah uu ucayimay in salaada lagu dukado.
idaacada islaamiga ah ee al-Furqaan ayaa wareysiyo kaqaaday dadka isugu yimaaday musalaha.
Linksyada Hoose kadhageyso barnaamij gaar ah oo idaacadda ka diyaarisay shacabkii udabaldagayay munaasabada ciiddul Adxa