Sawirro: Fantasyihii maalintii Saddexaad ee Ciidul Adxaa ka dhacay Kuunya-Barrow Wilaayada Shabeellaha Hoose.
Wilaayada Islaamig ah ee Shabeellaha hoose waxaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay ka dhacayay dabaal degyo waaweyn oo Taariikhi ah kuwaas oo ay dhigayeen dadka Muslimiinta ah si ay u muujiyeen Farxadooda ku aadan Ciidda.