Sheekh Nuur Macalim”Qatar ayay Ku suganyihiin Muslimiinta Ku dhaqan Dhulka Gaalada”(Maqal)

sheekhSheekh Nuur Macalim Cabdiraxmaan oo kamid ah Culimada diinta islaamka ayaa jeediyay Muxaadaro Cusub.

Ciwaanka Muxaadarada ayaa ah yay tahay inay ka faa’ideysato fadliga Bisha Dul xaj?

Sheekh Nuur ayaa sheegay in Muslimku Looga baahanyahay  inuu Gooni udego oo uu isaga haajiro dhulka gaalada.

Waxa uu soo hadal qaaday qaadashada baasa boorka gaalada iyo waxa ka dhalanaya.

Dhageyso Kalimada Cusub Shekh Nuur Macalim Carxamaan.

“Dadka dibadaha jira waxaad dhex degteen kufri waxaadna ku jirteen qatar yuusan Hunguri idin qaadin”ayuu raaciyay hadalkiisa

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.