Dhageyso:Waxgarad Diray Baaq Ku Socda Ciidamada Dowladda.

micMagaalada Masagawaay ee Gobalka Galguduud Waxaa Lagu Soo Bandhigay Ciidamo Ka Badan 60 Askari oo Katirsanaa Dowladda Federaalka.

Ciidamadaan ayaa la shaqeynayay Askarta Itoobiya ee Ka Baxay Magaalooyinka Galcad iyo Budbud ee Galgaduud.

Waxgaradka Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan Ayaa Bogaadiyay Talaabada ay qaadeen Ciidamada iyo Sida Mujaahidiintu usoo dhaweeyaan Towbad keenayaasha.

Falanqeyn ay qabatay Idaacadda ALfurqaan oo looga hadlay Ciidamadaas iyo waxa la gudboon askarta kale ee safka Cadowga Ku jira ayaa waxaa wadaagay Xaaji Roog oo Ku sugan Galguduud iyo Abwaan Taakow Macalim Ciise oo Ku dhaqan Shabeelaha Dhexe.

HALKAN KA DHAGEYSO FALANQEYNTA.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.