Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellaha hoose oo si wanaagsan looga ciiday. ( Sawirro)
Deegaanka Kuunya-Barrow oo kamid ah deegaannada hoos yimaada magaalada Baraawe ee Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellaha hoose ayaa kamid ah meelaha sida wanaagsan looga ciiday maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa.
Boqollaal katirsan dadka Muslimiinta ah ee degan Kuunya-Barrow iyo Mas’uuliyiin katirsan maamulka deegaanka, Culimada diinta Islaamka ayaa ku tugtay Salaadda fagaare weyn oo loo cayimay.
Hoos ka daawo Sawirrada Salaada Ciida.