Xagaleey ‘Kenya Badda Soomaaliya Haddaysan Faraha kala bixin Bad iyo Dhul kale Ayay ku wey Doontaa”

badda-soomaaliya-e1433827434687Iyadoo magaalada Hague ay ka socato dacwad u dhaxeysa kenya iyo dowladda federalka ah lana xariirta arinta badda soomaaliya oo Kenya qeyb ka mid ah sheeganayso ayaa siyaasiga cabdulaahi cali xagaleey waxa uu ka hadlay arintaasi waxaanuu sheegayaa in aanuu rejo badan ka qabin in dowladda federalaka ah ay ka daacad tahay in badda somaaliya ay difaacdo
Wxuu tilmaamay in dowladda federaalku qiratay in wixii maxkamadda ka soo baxa ay ku gowracan tahay taa micneheeduna yahay haddii maxkamaddu kenya badda u xukunto in ay ku qanceyso.

 

Xagaleey ayaa sheegay in Kenya danu ugu jirto in ay arimaha badda soomaaliya faraha kala baxdo haddii kale dagaalo ay dhici doonaan oo magaalada neyroobi la isku warso doono kuwaasoo dadka soomaaliyeed qaadi doonaan.

 

Wuxuu intaa raaciyay haddii Kenya badda soomaaliya aanay ka leexan in ay eedi doonto oo ay wey doontu dhulka iminka ay naga haysato iyo xeebaha kale ee dadka muslimiinta ah ay ka haysato.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga-cabdulaahi-clai-xagaleey.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.