Beesha Maxamuud Hiraab oo kamid ah Beelaha Ansaarta ayaa Beyco La Gashay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.(Sawiro)
Mas’uuliyiin katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo odayaal Beesha Maxamuud Hiraab Ka tirsan ayaa Goob joog u ahaa Kulan Gabagabo u ahaa Dowro Mudo Labo Bil usocotay Beesha.
Dowrada Marka la soo xiray Ayaa Beesha Waxaa Ay Beyco la gashay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab
Hadalo kala duwan ayaa laga jeediyay Munaasabada oo ka dhacday Wilaayada Galguduud.
Sheekh Cali dheere Afhayeenka Shabaabul Mujaahidiin oo amiirka wakiil kaga ahaa beecada laga qaadayay beesha Ayaa Munaasabada ka jeediyay kalimad dheer oo dhinacyo badan Taabanaysay.
Waxa uu sheegay inay ku faraxsanyihiin beycada Waxaana uu La Dardaarmay Odaaasha.
Codadka Kulanka Waxaan idinkugu soo gudbin doonaa Barnaamijadeena danbe inshaa allaah.
Hoos Ka Daawo Sawirada Kulanka.