Dhagayso+Sawirro: Dayactir ballaaran oo ka socda wadooyinka magaalada Jilib.

p1270981

Magaalada Jilib ee Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa waxaa laga dareemayaa isbedel ballaaran  oo dhan waliba la xiriira, iyadoona laga dareemayo magaalada horumur xoog leh.

 

Dhawaaan Wariye Maxamed Muuday Abuu Muslim ayaa booqasho ku tagay magaalada Jilib, waxaana uu si gaar ah ugu kuur galay howlo Dayactir ah oo Wilaayada iyo Ganacsatada oo is kaashaday ay kawadaan magaalada Jilib.

Halkan ka dhagayso Warbixin Dayactirka Wadooyinka Jilib iyo Abuu Muslim.

 

p1270981

 

p1270902p1270905p1270907p1270910p1270917p1270943

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.