Dhageyso:Abuu Cabdala oo La Dardaarmay Odayaasha Dhaqanka Wilaayaadka.
Xaflad ka dhacday Wilaayada Bay iyo Bakool ayaa waxaa ku kulmay 44 oday oo ka socday 11 Gobal Ee Wilaayaadka Soomaaliya.
Xaflada ayaa looga dhawaaqay gole ay ku mideysanyihiin Odayaasha Dhaqanka Wilaayaadka.
Mas’uuliyiin katirsan xarakada shabaabul mujaahidiin ayaa goob joog ka ahaa Kulanka.
Waaliga Wilaayada Jubooyinka Sheekh Maxamed Abuu Cabdala ayaa Odayaasha kula dardaarmay inay ilaaliyeen midnimadooda oo ay ku toosnaadaan wadada xaqa ah.
in qabyaalada ay ka fogaadaan oo ay ilaaliyaan ammaanada ayuu kula sii dardaarmay.