Dhageyso:Beelaha Dabarre iyo Eelaay oo Diyo Ku Kala Qaatay Buula Fulaay.

micMunaasabad Balaaran oo ay kasoo qeybgaleen Mas’uuliyiin katirsan Xarakada Mujaahidiin Alshabaab ayaa ka dhacday degmada Buula Fulaay ee Wilaayada Bay iyo Bakool.

Beesha Dabarre ayaa Bixisay Diyada Qof horay looga dilay Beesha Eelaay.

Odayaal ka socday labada dhinac ayaa ku dheeraaday dulmiga jiray ka hor Mujaahidiinta iyo xiligaan qiimaha uu yeeshay dhiiga qofka Muslimka ah.

Waaliga Bay iyo Bakool Sheekh Cabdullaahi oo goobta ka hadlay ayaa bogaadiyay labada Beel.

Hoos Ka Dhageyso Codadka Munaasabada.

Dhageyso Malaaq Aadan Deerow

Dhageyso Codka Xaaji Bakar

Halkan Ka Dhageyso Codka Waaliga.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.