Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Lagu Faaqiday Howlgalada Alshabaab Ee Sh/Hoose.

diiradaBarnaamijka Todobaad kasta maanta oo kale ka baxa Idaacada Alfurqaan ee Diirada Jimcaha ayaa Todobaadkaan Waxaa Lagu Faaqiday Howlgalada Xoogeystay ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ka wadaan Gobalka Shabeelaha Hoose.

Waxaa ka qeybgalay Aqoonyahanno iyo Odayaal Ku sugan Gobalka Shabeelaha Hoose oo si dhaw ula socda Hardanka ka socda Gobalka.

Ka Qeybgalayaasha Diirada.

1-Cabdullaahi Maxamed Cabdulle.

2-Maxamed Axmed Guuleed.(Fartaag)

3-Faarax Maxamuud Wehliye.

4-Cilmi Xuseen Cali

5–Abwaan Xasan Maxamuud.

6-Cabdiraxmaan Mahdi Jimcaale.

HALKAN KALA DEG DIIRADA JIMCAHA 21-10-2016.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.