Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Looga Hadlay Bixista Ciidamada Itoobiya.
Barnaamijka Diirada Jimcaha Waxaa Todobaadkaan lagu faaqiday Tilaabada Dowladda Itoobiya Ciidamadeeda kala baxday Qeybo kamid ah Soomaaliya iyo waxa usababta ah.
Waxaa Ka Qeyb galay Sheekh Jaamac Aadan.Sheekh Cabdul ilaah iyo Injineer Maxamuud.
Aragtida Dadweynaha ayaa lagu soo gudbiyay Barnaamijka.