Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Looga Hadlay Mowduuc Muhiim ah.

diiradaTodobaadkaan Bay iyo Bakool Waxaa Lagu soo Gunaanaday Dowro Muddo usocotay Odayaasha Wilaayaadka Soomaaliya.

Dowrada Kadib Waxaa Goobta Looga Dhawaaqay Golle ay Ku mideysanyihiin Odayaasha Dhaqanka.

Hadaba Maxaa Loo Dhisay Golahaan.?Maxaana Horyaala oo Ay Qabanayaan.

Su’aalahaasi iyo Kuwa Kale Ayaa La Hordhigay Hoggaanka Odayaasha Nabadoon Sheekh Ibraahim Sheekh Cali Nuur iyo Afhayeenka Golaha dhaqanka Islaamiga Soomaaliyeed Nabadoon Ismaaciil Haaruun oo Marti ku Ahaa Diirada Jimcaha.

Halkan Ka Dhageyso Diirada-jimcaha-07-10-2016

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.