Dhageyso:Diirada oo Looga Hadlay udiyaar garowga Tacabka Beeraha.

diiradaBarnaamijka Diirada jimcaha oo ah Barnaamij Todobaadle ah Ayaa Maanta Lagu Faaqiday udiyaar garowga xiliga deyrta oo allaah aynu ka rajaynayno in roob uu nagu waraabiyo.

Sida beeralayda kaga faa’ideysan karaan wax soo saarka beeraha ayaa xoogga lagu saaray diirada waxaana ka qeybgalay khubaro dhanka beeraha  iyo beeralay.

Halkan Kala Deg Diirada Jimcaha 14 10 2016.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.