Dhageyso:Falanqeyn Ku Aadan Xaaladda Degdega Ah Ee La Galiyay Itoobiya.
Dalka Itoobiya oo Cagta Saartay Wadadii burburka ayaa lagu soo rogay xaalad degdeg ah oo socon doonta muddo 6 Bilood ah.
Ciidamada Dowladda Ayaa Lagu Amray in Wadanka Ay kusoo Celiyaan Xasilooni
Hadaba Falanqeyn ku aadan waxa ka dhalan kara xaalada Dalka Lagu soo rogay ayay idaacadu dhex dhigtay Cabdullaahi Cali Hiirad iyo Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan
Cabdullaahi ayaa qaba in Itoobiya aysan heynin Ciidan Awood Leh oo xakameeya qowmiyadaha wada Kacdoonka.
Dr Xanafi ayaa sheegay in Itoobiya ay umuuqata mid kala sii tagaysa Waxaana uu sheegay in Ciidamada Soomaaliya jooga ay saameysay kacdoonka iyagoo dhawaan ku dagaalamay Magaalada Maxaas Ee Gobalka Hiiraan.