Dhageyso:Sheekh Jaamac oo Ka Hadlay Fadliga Maalinta CaashuUraa.
Kalimad uu Jeediyay Sheekh Jaamac Cabdisalaam oo kamid ah Culimada Diinta islaamka ayuu kaga hadlay fadliga ay leedahay maalinta 10-Aad Bisha Muxaram oo Loo yaqaano Yowmul Caashuraa.
Sheekh Jaamac ayaa umudda Muslimiinta Soomaaliyeed ku booriyay inay ka faaideystaan fadliga maalintaan.
Dhanka kale waxa uu shacabka kaga digay Dimuqraadiyada