Dhageyso:Ujeedka Ka Danbeeya Dagaalka Gaalkacyo
Dagaal Xoogan oo udhaxeeya Maamulada Puntland iyo Galmudug Ayaa Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Ee Gobalka Mudug.
Dagaalada ayaa soo noqnoqday waxaana ay saameeyeen Dadka Ku Dhaqan Magaalada.
Nabadoon Cabdi Axmed oo kamid ah odayaasha kasoo jeeda Magaalada oo la hadlay idaacadda Alfurqaan ayaa sheegay in Dagaalka Socda ay ka danbeeyaan Gacmo Shisheeye oo adeegsanaya Hogaamiyayaasha Maamulada Dabo dhilifyada ah.
Ujeedadada Dagaalka laga leeyahay ayuu sheegay inay tahay umadda in la iska horkeeno oo ay is laayaan halka aysan colaad udhaxeeyn hogaamiyaasha maamuladaasi oo xafladaha ku kulma.