Jamaacada Jundul Aqsaa oo ku biirtay Jabhadda Fatxu-Shaam.

1020169142156204

Saaxada dalka Suuriya ee barakeysan ayaa wararka ka imaanaya waxay sheegayaan iney isku biiireen labo kamid ah Jamaacaadka Jihaadiga ah ee leh taariikh dahabi ah oo ku aadan la dagaalanka Nidaamka MUjirmka Bashaar Al-Asad.

Jamaacada Jundul Aqsaa oo kamid ah jamaacaadka ugu weyn ee Suuriya ayaa go’aansatay iney ku biirto Jabhadda Fatxu-Shaam, waxaana baraha Internetka lagu baahiyay bayaanka labada dhinac kasoo baxay ee lagu xaqiijinayo MIdnimada ay wada gaareen labadan Jamaaco.

Jundul Aqsaa ayaa sheegtay in iyadoo ilaalineysa maslaxada Jihaadka Shaam ay ku biirtay Jabhadda, ayna sii wadi doonto dagaalka ka dhanka ah Nidaamka Mujrimka Bashaar Al-Asad.

waxaa Bayaanka lagu iclaaminayay baycada iyo isku biiritaanka Jamaacaadka Jundul Aqsaa iyo Fatxu-Shaam si wada jir ah u saxiixeen Amiirka Jabhadda Fatxu-Shaam Sheekh Abii Muxamed Al-Jowlaani, iyo amiirka Jundul Aqsaa Abii Diyaab Al-Sirmiini.

Hoos ka Akhri Bayaanka Midnimada ay wada gaareen Jundul Aqsaa iyo Jabhadda Fatxu-Shaam.

photo_2016-10-09_19-09-44

You might also like
2 Comments
  1. Subeyr Warsame says

    maansha allah ,allaahu mu allif bayna quluubil muminiin, allaahma aslix daata baynihim.

  2. Abu sahra says

    Waa farxad isku biiritaanka muslimiinta waxaan rejeynayaa ineey isku biraan jamhadaha caalambka oo dhan si eey u muqato awooda muslimiinta insha Allah waxaan ku hanweynahay

Leave A Reply

Your email address will not be published.