Sheekh Cali Dheere”Shacabka Jabuuti Waxaannu Leenahay Wiilashiina Gacmaha Qabta”(Maqal)

Sheekh CaliAfhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo Caawa Kalimad jeediyay ayaa ka hadlay weerarkii naf hurnimo oo askari katirsan shabaabul Mujaahidiin Gaari uu kaxaynayay Ku weeraray saldhig ciidamada jabuuti ku leeyihiin Magaalada Baladweyne.

Waxa uu sheekhu sheegay in qasaaro xoogan uu ka dhashay howlgalka  lagu beegsaday xarunta Ciidamada Jabuuti Ee Galbeedka Baladweyn.

Sheekh Cali Dheere Waxa uu ku dheeraaday dhaqan xumada ay gobalka Ka wadaan Askarta Jabuuti, Waxaana uu Shacabka Jabuuti ugu baaqay in wiilashooda gacmaha qabtaan kuwaasi oo Soomaaliya Looga Yaqaano Hiil Gumeysi.

Afhayeenka Xarakada Ayaa ka hadlay dhibaatadii ay soo mareen reer Hiiraan.waxaana uu is weydiiyay waxa ay jabuuti usoo gurman weyday xiligii dhibaatadu taagnayd oo xiligaan ay ucaawinayso ciidamada Itoobiya.

Hoos Ka Dhageyso Kalimada Sheekh Cali Dheere

Halkan Ka Dhageyso Kalimada Sheekh Cali.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.