Sheekh Cali Katiin”Haloo Duceeyo Walaalaheena Muusil”(Maqal)
Dowladda Maraykanka iyo Rawaafida Ciraaq ayaa ku dhawaaqay inay weerar ku yihiin muslimiinta Ahlu sunaha Ee Ku Nool Magaalada Muusil Ee Dalka Ciraaq.
Waxaa laga digayaa in rawaafida ay xasuuqaan Muslimiinta sida ka dhacday magaalooyin ay qabsadeen.
Sheekh Cali katiin oo kamid ah Culimada diinta islaamka oo la hadlay idaacadda ALfurqaan ayaa umadda Muslimiinta ugu baaqay inay uduceeyaan walaalahooda oo wajahaya duulaan Cudwaani ah.
Ducada ayuu sheegay in Muhiim tahay islamarkaana qof waliba oo muslim ah uu awoodo.
HALKAN KA DHAGEYSO CODKA SHEEKH CALI.
Waxaa bilaabmay sheekh caliyoow wakhtigii ay dadka muwaxidiinta ahi guulaysanyeen ,cisgii iyo maamuuskii muwaxidiintuna uu soo noqonayey,waayo waxaa ilaahay quraanka inoogu sheegey marka imtixaanku bato inay guushu dhawdahay,sidaasina wuxuun inoogu sheegey aayada 214 ee k mid ah suuratul baqarah,siiraaddii rasuulka waynu ku baranay ,markii qaswatulkhandaq ay rasuulka ku soo weerareen madiina ,iyagoo toban kun kor u dhaafay gaaladu ,hadana waynu ogayn in ay rasuulka iyo muwaxidiintii la jirtay ay ,guulaysteen ,sheekh islaam inbu teymiyya wuxuu markii la tataarku dimish soo weeraryey sannadkan waxaa guulaysanaya muslimka ,waxaa la yidhi inshaa allaah dheh,markaa waxaan leeyahay waxaa bilaabmay guushii muwaxidiinta .Waxaa la yidhi libaaxa marka falaadha lagu dhufto ee sakaraadayo ayaa wuxuu is yidhaa wax sii galaafo markaa ,waxaan u arkaa rawaafida iyo isbahaysiga sheydaan waa nafla caari. allaahu mansuril mujaahidiin fii kulli makaan, allaa hu ma damir acdaa aka acdaa a diin.
Ilaahow musliinta u gargaar meelkasta oo ay joogaan ayagana qalbigooda isku dum.
Ilaahow muslimiinta khilaafka ka bixi.
Ilaahow cadowga muslimka bur buri.
Ilaahow quluubta gaalada kala jeedi