Talo loo Jeediyay Soomaalida Itoobiya Gumeysato.

Sawir askar XabashiIyadoo uu sii tag dareynayo mamaulka laangaabka ah ee tigreega qoriga caaradiisana ku xukuma itoobiya ayaa waxaa isi soo tareysa talada loo jeedinayo dadka soomaaliyeed ee kuwa la gumeysto ka mid ah.

Nabadoon maxamed jimcaale khayre oo ay wareysatay idaacadda islaamiga ah ee alfurqaan ayaa u soo jeediyay soomaalida iyo muslimiinta kale ee mudada dheer ku hoos noolaa xukuumadda itoobiya in ay u tafo xaytaan sidii ay heeryada gumeysiga isaga ridi lahaayeen.

Sidoo kale waxa uu ka hadlay xaaladda cakiran ee ka jirta magaalada muqdisho oo ciidamo shisheeye ay haystaan.

Waxa uu dadka ku nool u soo jeediyay in ay hurdada ka kacaan oo ay xornimo u dagaalamaan.

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA NABADOON MAXAMED JIMCAALE

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.