Weerar 6 Ruux Lagu Dilay oo Ka Dhacay Mandheera.(Sawiro)

Weerarka ayaa dhacay Xalay saq dhexe sida ay ku waramayaan warbaahinta Gudaha Kenya iyo Wakaaladaha Wararka.

Xoogag Hubaysan oo Looga shakisanyahay Alshabaab ayaa qaaday weerarka.

inta la ogyahay 6 ruux ayaa lagu dilay weerarka kuwa kalana waa lagu dhaawacay.

Maamulka Mandheera ayaa weerarkaasi ku eedeeyay Xarakada Alshabaab iyagoo sheegay inay badbaadiyeen 29 ruux.

Ma jirto wax war ah oo kasoo baxay Xarakada shabaabul Mujaahidiin.

Hoos Ka Daawo Sawiro Muujinaya raadadka weerarka.

123

 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.