Xamlo dagaaleed go’doonka looga qaadayo Xalab ayay ku dhawaaqeen Mujaahidiinta Shaam.
Dalladda Jayshul Fatxi oo ay ku mideysanyihiin Jamaacad farabadan oo Jihaadi ah kuwaas oo ka howlgala dhulka Shaam ayaa maanta oo Jimco ah ku dhawaaqay xamlo dagaaleed lagu doonayo in mar kale go’doonka looga qaado magaalada sumuudka iyo adkeysiga u saaxiibka ah ee Xalab.
Xamlada oo ah mid maalmihii ugu dambeeyayba si aad ah uga socotay diyaar garowgeeda gudaha iyo banaanka Xalab ayaa salaadda Jimcaha kadib waxay si dar dar leh uga bilaabatay magaalada Xalab gudaheeda, waxaana jamaacadka ugu xooga badan ee ka qayb qaadanaya kamid ah Fatxu-Shaam, Axraaru-Shaam iyo kuwa kale.
Camliyad Istish-haadi ah ayaa lagu bilaabay howlgalka, waxaana fuliyay Bataar Al-Jazraawi oo ah Muhaajir kasoo jeeda dhulka Xarameynka kana mid ahaa Jamaacadii Jundul Aqsaa ee dhawaantan ku biirtay Fatxu-Shaam.
Mujaahidkan ayaa ku guuleystay in gaarigiisa Istish-haadiga ah uu bartamaha ka istaajiyo difaac ay ku sugnaayeen Malleeshiyaad Rawaafid ah kuwaas oo camaliyada kadib noqday mayd iyo dhaawac, waxaana Camliyada kadib raacay weerar xoogan oo ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Mujaahidiintu ku qaadeen dhufeysada Rawaafida.
Waxaa jira goobo istiraatiijiga ah oo ay Mujaahidiintu la wareegeen, waxaana kamid ah deegaanka Al-Asad oo ahaa meesha ugu daran ee uu ka billowday dagaalka malxamada ah ee lagu doonayo in go’doonka looga qaado xaafadaha bari ee magaalada Xalab.
Wixii soo kordha waan soo gudbin doonnaa Inshaa’Allah.
Maanshaa allah, allahu mansuril mujaahidiina fii kuli makkaan.