Xarakada Alshabaab iyo Jufada Muuse Barre oo Heshiis Ku Gaaray Moqokori.

micKulan Socday Muddo Shan Cisho ah Ayaa Lagu soo Gebagabeeyay Magaalada Moqokori ee Gobalka Hiiraan.

Kadib Dowro Diini ah iyo Wadahadalo usocday Mujaahidiinta Alshabaab iyo Jufada Muuse Barre ayay Labada Dhinac Ku Heshiiyeen 11 Qodob.

Heshiiska Waxaa Ugu weynaa in Shareecada islaamka Lagu dhaqmo oo naf iyo maal lagu difaaco diinta islaamka.

Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan ayaa Goobta Ka Aqriyay Qodobada Lagu Heshiiyay.

Waaliga Hiiraan iyo odayaal Beesha kasoo jeeda ayaa balan qaaday inay dhaqan galinayaan heshiiska labada dhinac isla gaareen

Halkan ka Dhageyso Khudbadaha.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.