Cawramale iyo Caruurtooda Wax Ku barta Machadka Abuu Hureyra.(Maqal+Sawiro)
Wilaayaadka Soomaaliya waxaa ka furan macaahid ay maalgaliyaan beelaha Soomaaliyeed islamarkaana ay wax ku bartaan ubad kasoo jeeda beelahaasi.
Wilaayada Bay iyo Bakool ayaa kamid ah Gobalada ay ka furanyihiin in ka ba dan 10 machad oo ay leeyihiin qabiilada.
Mujaahidiinta ayaa qabiilada ku kaalmeeya goobta wax lagu baranayo,manhajka iyo macalimiinta.
Machadka Abuu Hureyra oo Bay iyo Bakool laga furay waxaa wax ku barta arday udhashay beesha Cawramale.
Ardayda ayaa socdaal ku yimid Degmada Saakow waxaana meel fagaara ah kusoo bandhigeen heerkooda waxbarasho.