Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Looga Hadlay Doorashooyinka.

diiradaGoobaha ay ka taliyaan Maamul Gobaleedyada Dalka waxaa ka socda doorashooyinka Aqalka Hoose ee Xubin nimada Baarlamanka.

Caqabado badan ayaa hareeyay  doorashooyinka, waxaana ugu weyn Musuqmaasuq iyo nin jecleysi.

Hadaba Diirada Jimcaha oo todobaadle ah  ayaa lagu faaqiday doorashooyinkaasi iyo waxa ay kaga dhiganyihiin umadda Soomaaliyeed.

ka Qeybgalayaasha Diirada.

1-Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan.

2-Maxamed Axmed Guuleed.(Fartaag)

3-Axmed Cismaan.

Halkan Kala Deg Diirada Jimcaha-18-11-2016.

You might also like
1 Comment
  1. Ibnu taymiya says

    Waxaan ku raacsanahay nabadoon guuleed in lala dagaalamo daba dhilifyada somaaliya uu gumaysigu ku haysto ,waxaanan ku darayaa taasi in ummadda la tuso in ay yihiin daba dhilfyadu guamaysigii oo shaadh kale u soo gashaday ,nin gabayaaya ayaa wauxuu yidhi mar uu nimankan tilmaamayey Isma doorin gaal kaan diriyo daarta kii galaye ,Dubka soomaalibaad dugulka moodaaye ,Misna luguma diirsadaan qalbiga waa dirkii karal. Kaaral wuxuu ahaa magaciisa oo dhamaystirani Filib kaaral ,Waxaanu ahaa ninkii boqortooyada ingriiska u fadhiya Hargeysa intii aanay xoryad ku sheega qaadan. sidii kasta oo ummada loo tusi karo ha loo tuso nimakan ujeeda ka dambaysa .

Leave A Reply

Your email address will not be published.