Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Looga Hadlay Xaalufka Dhirta iyo Dabar-go’a Ugaarta.
Diirada Jimcaha Todobaadkaan waxaan kaga hadli doonnaa arin qatarteeda leh balse aysan ku baraarugsanayn dad badan taasi oo ah Xaalufinta dhirta iyo Dabar go’a ugaadha.
Sheekh Jaamac Aadan iyo Aqoonyahan Abuu Usaama ayaa Marti ku ah Diirada ee kala deg qeybta hoose.