Dhageyso:Diirada oo Lagu Faaqiday Kulankii Imaaraadka Carabta iyo Maamul Gobaleedyada.
Barnaamijka Todobaadlaha ah ee Diirada Jimcaha Ayaa Maanta looga Hadlay Kulankii Dhawaan Dhex maray Hoggaamiyayaasha Maamul Goboleedyada iyo Imaaraadka Carabta.
Ka Qeybgalayaasha Diirada.
1-Faarax Beylood
2-Abwaan Xasan Maxamuud
3-Suldaan Cabdiraxmaan Mahdi Jimcaale
4-Cilmi Xuseen Cali
5-Suldaan Shire.