HALKAN KA DHAGEYSO DHACDOOYINKA. On Nov 18, 2016 642 0 Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka waa barnaamij muhim ah oo jimco walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa akhbaaraadkii iyo dhacdooyinkii ugu waaweynaa. Halkan Ka Dhageyso Dhacdooyinka 18-11-2016. 0 642 Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail