Oday ka murugooday xaaladda Soomaaliya

wikipedia-_microfoneOday Soomaaliyeed oo la yiraahdo cali cabdikariin cali ayaa wareysi ay al yeelatay Idaacadda Islaamiga ah ee alfurqaan waxa uu ku muujiyay sida uu uga xun yahay xaaladda murugsan ee soomaaliya ku sugan tahay aadna uu uga caloool xumooday halka ay iminka mareyso.

 Cali oo da’diisu sideetan ka badan tahay wuxuu tilmamaay in aanay wax la dhegeyso kara ahayn dadka soomaalida ah ee itoobiya u daacadda ah gaar ahaan kuwa ciidamada ah.

 Wuxuu sheegay in anaay ahayn in gumeysiga danihiisa laga shaqeeyo asigoo soomaalida ku booriyay in ay diinta islaamka ku dhaqmaan shisheeyahana iska dulqaadaan.

Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga Cali-cabdi-kariin

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.