Reer Miyiga oo Marka Roob u da’o Danuub Badan Gala.

xili-barwaaqoXiliyada jiilaalku dheeraado ama abaarta la joogo dadku waxay tuugayaan Allaah iyagoo ka baryaya in uu roob u keeno laakiin badnakood markii ay dhibicdu ku hoortu kuma shukriyaan.

inkastoo miyi iyo magaalaba aan roobka looga maarmin hadana cidda baahida ugu badan qabtaa waa reer miyiga oo ay dhici karto in barta iyo beertuba ka ba’aan.

Xiliyada dhulku barwaaqoobo reer miyigu mararka qaar waa is dilaan oo waxa ay huriyaan colaad qabiil, kuwana waxay tuntaan ciyaaro iyo wixii la mid ah.

Indheer garad xasan aadan nuux oo ku sugan gobalka mudug ayaa wareysi ay la yeelatay Idaacadda Islaamiga ah ee alfurqaan arintaa iyo arimo kale uga waramay.

Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga Xasan-Adan-Nuux

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.