Sawirro: Labo Askari oo towbad keen ah oo lagu soo bandhigay fagaare ku yaala Shabeellaha hoose.

6Boqolaal Ruux oo katirsan dadka Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellaha hoose ayaa fagaare weyn oo ku yaala magaalada Kuunya-barrow kusoo dhaweeyay labo Askari oo towbad keen ah, kuwaas oo kasoo tagay ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose.

Labada Askari oo lasoo goostay gaari Cabbdi bile ah oo uu ku xiranyahay qoriga Dashiikaha, iyo hub kala duwan oo uu ku jiro BK, RBG, AK47 Iyo rasaas kala duwan ayaa lagu soo bandhigay fagaaraha, waxaana labada Askari laga dheeehanayay farxadooda ku aadan kusoo laabashada diinta Islaamka.

10

 

9

8

6

 

 

 

76

 

5

4

3

2

1

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.