Waa Sidee Xaalada Ganacsi Deegaanka Mubaarak.?(Maqal)
Mubaarak Waa Deegaan Katirsan Gobolka Bay.
Waxa uu Dhacaa Duleedka Degmada Diinsoor ee Gobalka Bay.
Deegaanka Waxa uu Caan ku Yahay Magaca Gurbaan.
Waxaa Kadul Babanaya Raayada Towxiidka, Dadka Kunoolna Waxey ubadanyihinn Reer Miyi,Waana Dad ay Kamuuqato Shacaa’irta Islaamka.
Bulshada ayaa amni Lagu Helay Shareecada Raxmaanka Ku nool.
Marka La Eego Masaafada Deegaanka uu ujiro Magaalada Diinsoor Waa Wax yar Hadana Bulshada ayaa ah Mid aanay Kawal Walin shisheeyaha halkaasi haysta.
Suuqa Deegaanka Waa Todobaadle, Maalinta Jimcaha Bulshada ayaa Isaga timaada Meelo Kala Duwan Si ay uganacsadaan.
Dadka ayaa Badeecada ay Wataan Soo Dhiga Hareeraha Wadooyinka.
HALKAN KA DHAGEYSO WARBIXINTA MUBAARAK.