Weerar khasaare dhaliyay oo ka dhacay dalka Canada.

1201612018902

Wararka ka imaanaya dalka Canada ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu qaaday Iskuul ku yaala magaalo lagu magacaabo IbwatisFord, Halkaas oo khasaare uu ka dhashay.

Sida ay sheegeen Saraakiisha Booliiska waxaa weerarka oo uu fuliyay ruux ku hubeysnaa Mindi uu ka dhashay dhimashada gabar kamid ahayd Ardeyda Iskuulka iyo dhaawaca mid kale kale, waxaana ruuxa weerarka fuliyay gacanta ku dhigay Ciidamada Booliiska iyadoona la sheegayo in baaritaanno uu ku socodo.

Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa weerarkan, waxaana uu qayb ka yahay amni darrada baahsan ee ka jirta dalalka Yurub.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.