Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka.
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka waxa uu kamid yahay barnaamijyada todobaadla ah ee ka baxa Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan, waxaana barnaamijkan si gaar ah loogu soo gudbiyaa arimaha ka taagan Caalamka Islaamka.