Dhagayso: Ma banaantahay in la dhigo xaflado lagu weynaynayo Nabi Muxamed Scw?!

sheekh jaamacIyadoo kooxaha Suufiyada ay dhigaan marka la gaaro bishii uu dhashay Nabi Muxamed scw ayna dadka uga dhigaan tallabaadaaas iney tahay mid diinta waafaqsan ayaa Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay waraysi arimahaas ku saabsan la yeelatay mid kamid ah Culimada diinta Islaamka.

Sheekh Jaamac Cabdi-Salaam oo kamid ah culimada diinta Islaamka ee Rabaaniyiinta ah ayaa xalay waxa uu ka qayb galay barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada, waxaana sheekha wax ka waydiinay bal iney banaantahay in la dhigo dabaaldegyo lagu weyneynayo nabi Muxamed Scw.

Sheekh Jaamac ayaa arinkaas ku tilmaamay mid aan waafaqsaneyn Shareecada Islaamka ayna tahay mid bidca ah oo aan diinta shuqul ku lahayn.

Dhageyso-Kalimada-Sheekh-Jaamac-Cabdisalaam-mowliidka

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.