Dhagayso:Afar Askari oo Wata Qoryahooda oo isku Dhiibay Alshabaab.
Askar katirsan maamulka koonfur galbeed ayaa isku soo dhiibay xarakada shabaabul mujaahidiin.
askartaan oo tiradoodu ay tahay afar askari ayaa iyagoo qoryahooda wata waxa ay kasoo goosteen ciidamada ku sugan magaalada Diinsoor ee Gobalka Bay.
Waxaana Soo bandhigtay Wilaayada Bay iyo Bakool.
Idaacadda Alfurqaan oo ay usuurtagashay inay wareysato askarta ayaa waxa ay kala sheekeeysatay waxa ku kalifay inay isaga soo tageen la shaqeynta shisheeyaha iyo dhibaatadii ay lasoo kulmeen mudadii ay kamid ahaayeen ciidamada.