Dhageso:Diirada oo Looga Hadlay Dhaca iyo Dhul Boobka Muqdisho.
Barnaamijka Diirada Jimcaha waxaannu maanta ku gorfeynay xaaladaha ka taagan Muqdisho si gaar ah Dhaca iyo Dhul Boobka Muqdisho.
Ka Qeybgalayaasha Diirada.
1-Aqoon yahan Maxamed Xasan.
2-Maxamed Axmed Guuleed.
3-Faarax Beylood.
4-Cilmi Xuseen Cali.
5-Suldaan Cabdiraxmaan Mahdi Jimcaale.