Dhageyso Faa’idada uu leeyahay Sanjabiilka

sanjabiilWacyiga Umadda Soomaaliyeed ayaa aad usii kordhaya, waxaana dadku ay markan fahmeen waxyaabo badan oo faa’idooyin u leh balse markii hore aysan aqoonin.

Sanjabiilka ayaa la ogaaday inuu kamid yahay waxyaabaha ugu qaalisan ee lagu kariyo shaaha ama lagu darsan karo cunnooyinka caadiga ah ee la cuno.

Waxaa la ogaaday in Sanjabiilku leeyahay 115 waxtar oo uu Alle ku abuuray.

Hadaba Faa’idooyin intaas kabadan waxaa kasii sheekeynaya Dr Axmed Cali

Halkaan Ka Dhageyso Faa’idada-iyo-daawada-ku-jirta-sanjibiisha

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.