Dhageyso:Aqoonyahan sheegay in duliga heysta muslimiinta ay kaga bixi karaan inay usoo laabtaan kitaabka oo ay allaah ka baqaan.

Suldaan-Garyare-337x330Aqoonyahan Suldaan Maxamed Garyare oo uwaramay idaacada Alfurqaan ayaa Muslimiinta ugu baaqay inay Gumaystaha  iska dhiciyaan si ay sharaf iyo cisi ugaaraan.

Wuxuu sheegay in duliga heysta muslimiinta ay kaga bixi karaan inay usoo laabtaan kitaabka oo ay allaah ka baqaan.

Suldaan Maxamed Garyare ayaa tusaale usoo qaatay waxa ka dhacay Xalab,Qoryooley iyo Dalka Baarma.

Muslimiinta ayuu sheegay in Aduun ay jeclaadeen taasina ay keentay in guryaha loogu galo.

Wareysiga uu bixiyay Suldaan Garyare waxa uu kusoo hadal qaaday Arimaha ka taagan Suuriya Gaar ahaan Xalab oo wajahaysa duulaan Caalami ah.

Dilkii loo gaystay safiirka Ruushka ufadhiyay Suuriya iyo saameynta ka dhalan karta ayuu faafaahiyay.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Suldaan-Maxamed-Garyare

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.