Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Looga Hadlay Umuuraha Maraykanka.
Barnaamijka Todobaadlaha ah ee Diirada Jimcaha waxaa Maanta looga hadlay Marxaladaha uu Wajahayo Dalka Maraykanka Kadib Doorashadii Donald Trump.
Caqabaha haysta Soomaalida iyo dadka kale ee Muslimiinta ah ayaa lagu soo hadal qaaday Diirada.
Waxaa Ka Qeybgalay Suldaan Maxamed Garyare iyo Cabdullaahi Cali Hiirad oo labaduba ku kala sugan Swedan iyo Ingariiska.