Dhageyso:Diirada oo Looga Hadlay Tacadiyada Amisom ee Ka Dhanka ah Shacabka.
Barnaamijka todobaadlaha ee diirada jimcaha ayaa maanta looga hadlay xasuuqii ciidamada shisheeye ka gaysteen shabeelaha hoose iyo askari udhashay Ugandha oo ugacan galay Alshabaab.
Ka qeybgalayaasha Diirada Jimcaha.
1-Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan.
2-Nabadoon Maxamed Mayoow Abuubakr.
3-Injineer Xuseen Owgaab.
Shacbku waainay kacaan oo ay iska difaacaan gaaaalada