Diinta islaamku maxay ka qabtaa in laga qeybgalo Ciida Kirismiska.(Maqal)
Muxaadaro la dhagaysan karo qadar 32 daqiiqo ah ayuu sheekh Jaamac Aadan ku faafaahiyay diinta islaamka waxa ay ka qabto in la isku ekeeysiiyo gaalada ama lagala qeybgalo udabaal degooda ciida Kirismiska xili ay nagu so wajahantahay sanadka 2017 miilaadiga oo ay gaaladu dhigtaan xaflado.
Ixtifaalka sanadka cusub iyo in lagala qeybgalo kufaarta ayuu sheekh Jaamac Aadan ku sifeeyay inay kamid tahay waxyaabaha sida sahlan ufududeysteen muslimiinta.
Muslimiinta ayaa leh sadex ciid oo kala ah ciidul adxaa ciidul fidri iyo ciida usbuuca ee jimcaha.
Ma jirtaa Xili qofka Muslimka ubannaantahay inuu shabaho gaalada.?Su’aashaasi waxaa ka jawaabay Sheekh Jaamac Aadan.
HALKAN KA DHAGEYSO MUXAADARADA.