Maxaa ka jira in Soomaalida Koonfur Afrika Lagala Baxo Xubnaha Muhiimka u ah Jirka Aadanaha.?

wikipedia-_microfoneKoonfur Afrika waa dal ay ku nool yihiin Soomaali badan oo ka tagay Wadanka.

Qaar kamid ah dadkaasi waaa kuwa ku ganacsada Wadanka.

Wadanka Waxaa har iyo habeen ka dhaca tacadiyo ka dhanka ah Dadka Soomaaliyeed.

Rag burcad ah oo hubaysan ayaa weerar joogta ah ku haya hantida ay leeyihiin Soomaalida.

Nin ku dhaqan Dalka Koonfur Afrika oo la hadlay idaacadda Alfurqaan ayaa sheegay dilalka dhaca marka laga yimaado Soomaalida koonfur afrika ku dhaqan ay dhibaato la kulmaan marka ay soo gaaraan dhaawacyada.

Xubnaha Muhiimka u ah jirka sida beerka, kelyaha iyo kuwa kale ayaa lagala baxay in badan oo kamid ah Soomaalida ku dhaqan koonfur afrika markii dhaawacyo ahaan loo geeyay isbitaallo.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.